Aarka Lughaya @En_Omer0
MSc, PGDPM. lughaya Joined November 2020-
Tweets218
-
Followers38
-
Following430
-
Likes77
Yarkan agent-ka u ah, Heego ama haddallada loo soo dhiibo halkan soo dhigaa, wuxuu wax wayn u haystaa jabhaddii falaagadda ahayd ee SNM, kuye Aasaasihii SNM buu xudhay. Hadda SNM taas uu waxa wayn u haysta, u dhawyahay inuu idhaa noloshayda iyadda ka masuul ahi, ehelkiisay layen
Yarkan agent-ka u ah, Heego ama haddallada loo soo dhiibo halkan soo dhigaa, wuxuu wax wayn u haystaa jabhaddii falaagadda ahayd ee SNM, kuye Aasaasihii SNM buu xudhay. Hadda SNM taas uu waxa wayn u haysta, u dhawyahay inuu idhaa noloshayda iyadda ka masuul ahi, ehelkiisay layen
Xiligaas bay baroorta isku dartaa, iyo Al-shabaab iska xoreeya. Dhiibatadda ugu wayne dadkaad ka mid tahay bay haystaa oo 30 sano bilaa mustaqbal iyo rajo ku jira. Been, cuqdad iyo nacayb na laga buuxiyay. Dhawaan waxaad wajihi doontaan xaqiiqada ah SLN inay prank State tahay.
Xiligaas bay baroorta isku dartaa, iyo Al-shabaab iska xoreeya. Dhiibatadda ugu wayne dadkaad ka mid tahay bay haystaa oo 30 sano bilaa mustaqbal iyo rajo ku jira. Been, cuqdad iyo nacayb na laga buuxiyay. Dhawaan waxaad wajihi doontaan xaqiiqada ah SLN inay prank State tahay.
As it was his job, still he spreading the fake news. Bc he can't accept the truth about the withdrawal of Ethiopia.
MoU markay #Eth si dhamaystiran uga wada laabato wajiga ku xigaa waa: -sidii meesha looga saari lahaa Regime-ka Hargeysa fadhiya ee mar labaad ku kici kara khiyaanooyinkan oo kale. - In laga feejignaado dhagaro kale #Eth si aargosi ah uga imaad. - In degdeg loo dhiso Awdal State.
mapafrica.afdb.org/en/# Cawa waxan ka eegay website ADB wadada Boram to lowya cado, waxa iso baxday in wadadaa laga saray aydan kuba jirin, se awal ay ku jirtay. Pic-2 waa markay ku jirtay, pic-1, waa markii laga saray. Sawiradda mapska markad eegto wadadaas waa laga saray.
Iriiri well🤣 Kii Ingiriisi ahaa caaday u mayd garaaceen.
Xisbiga kulmiye oo magaaladda Borama u sii dhex maraya Wasiirka Saajin ayaa raba inay Amni daro ka kiciyaan magaaladda si ay jid ugu helaan inay kordhiyaan xadhiga iyo caga juglaynta bulshadda, ciidamo hor lehna ay u keenaan. Ma se oga inay tahay tay ku gu'i lahayeen.
Ninkan badanka Heego ayaa soo dhex marsata fariimaha, waa adeege dhaga nugul. Imikana wuxu kaka qayb qadanayaa marin habaabinta shacabka iyo faafinta beenaha lagu dajinayo dadka reer Awdal. Wadadan cidkastaa og in la joojiyay shirkadii fulinlahayd qandaraaskana lagala noqday.
Ninkan badanka Heego ayaa soo dhex marsata fariimaha, waa adeege dhaga nugul. Imikana wuxu kaka qayb qadanayaa marin habaabinta shacabka iyo faafinta beenaha lagu dajinayo dadka reer Awdal. Wadadan cidkastaa og in la joojiyay shirkadii fulinlahayd qandaraaskana lagala noqday.
Ninka mesha wax kusoo qor qoraa waa kaa yaree Ahmed-Oromow la idhaa. Comment aan ka bixiyay buu xajin wayay markaasu block miciinsaday. 🤣🤣
Dhashii Oromadda oo ka xanaaqsan maxay odayaasha sharafta leh ee reer Awdal u diideen damacii xaraanta ahaa ee Etoobiya. Diidmadaas oo abadiya ah weeyi, Oromo iyo Oromo ismood (kuwa Somalida sheegta) awood uma laha dhulka iyo badda Somaliyeed inay bixiyaan.
Ahmed-Oromooy, mid ogow haddii Hooyadda iyo Aabaha Oromo yihiin sidaana aad Oromo ugu niikinayso dad baa neceb, iskalana koreeya Oromadda. Dhulkoodanna ilaashanaya adiga, odayaashasina danta dadka iyo deegaankooda ayay ku hadlee, dan Oromo taad u rarantahau ah kamay hadal.
Farmaajo oo maanta dib ugu soo laabtay dalka hal mar hadalkiisa kuma soo qaadin heshiiskii xaaranta ahaa ee MoU. Halkaa waxa ka cad inuusan marnaba Farmaajo dan shacab dan kaa lahayn, se si hoosena uu ula shaqaysto Aby Ahmed.
Farmaajo oo maanta dib ugu soo laabtay dalka hal mar hadalkiisa kuma soo qaadin heshiiskii xaaranta ahaa ee MoU. Halkaa waxa ka cad inuusan marnaba Farmaajo dan shacab dan kaa lahayn, se si hoosena uu ula shaqaysto Aby Ahmed.
Even after 60 days have passed, the details and content of the MOU are still not published, and discussions around it are stifled in the Awdal region, where its opponents are subject to tyranny and persecution.#AwdalFirst
Ciyaartan waa Saylici, waa mid ka mid ah ciyaar dhaqameedkadda ugu ciriqa dheer gayga Soomaaliyeed. Waa ciyaar dhaqan gaar u ah Beesha Gadabuursi ee degta Somalia, Ethiopia, Jabuuti iyo Erateria ba.
Ciyaartan waa Saylici, waa mid ka mid ah ciyaar dhaqameedkadda ugu ciriqa dheer gayga Soomaaliyeed. Waa ciyaar dhaqan gaar u ah Beesha Gadabuursi ee degta Somalia, Ethiopia, Jabuuti iyo Erateria ba.
Shir odayaasha iyo dhaqanka degmadda Lughaya ee gobolka Awdal uga socday oo uu hogaaminayay Suldaanka Guud ee beelaha Bahabar Muuse-Maxamed Case-Samaroon, Suldaan Abshir ayaa waxa kasoo baxay inaan Etoobiyaan baddooda la keeni karin, dhulkooduna iib ahayn. Guul iyo Gobannimo.
Wajigan ama Body Language-kan ka muuqadda Muuse Biixi waa waa mid la mid ah kii ka muuqday markuu Jabuuti kula kulmay HSM iyo IOG 29-12-2023, markaas oo run aanu ku farxin loo shegay, waxay u muuqata Safiirka Ingiriiskuna RUN ka nixisay odeyga inuu u sheegay.
This man is a comedian, at the age of 45, still he can't convince him self the truth as long as he knows the truth. So he chose to keep his drama. 🤣
This man is a comedian, at the age of 45, still he can't convince him self the truth as long as he knows the truth. So he chose to keep his drama. 🤣
Islaantan oo ah dadka ku abtirsadda maamulka SNM, fikirkeeda mid la mid ah ayay aaminsan yihiin Muuse Biixi, Ina kaahin Saleebaan gaal iyo dhamaan kuwa goosashadda naf ka daya. Reer Awdal masuuliyadda saarani waa inay dadkan tusaan waxay yihiin, si waalidani uga ba'ado .
At the end Somaliland put a new contract this new Hoolay. Brother where is the world that has an interest in listening to you. 🤣
At the end Somaliland put a new contract this new Hoolay. Brother where is the world that has an interest in listening to you. 🤣
Agnes @Agnes1358294464
1 Followers 216 FollowingSudieSwyers @SudieSwyer10844
62 Followers 2K FollowingDaria @Daria1220370
3 Followers 661 FollowingStesyth @stesyth60438
30 Followers 2K FollowingCarlene 🔞 @CarleneCory56
3 Followers 563 Following Passiоnatе wоman lоoking fоr thrilling, commitmеnt-frее ехperiencesAwdal State of Somali.. @awdal_somalia
1K Followers 1K Following Promote peaceful governance, prosperity and development for all Adelese.Abdirisak Dahir @Abdirisakdahirr
907 Followers 5K Following Jecel Nabadda | Xiiseeya Dhaqanka iyo Taariikhda | wixii aan halkan ku qoro waa aragtidaydaSuldaancabdirisaaq @SoltanAbdirazak
938 Followers 896 Following🦅 @Kalawle1
68 Followers 119 FollowingAarkaHargaysa @GARXAJISEMPIRE
2K Followers 2K Following somali is one people with only one enemy 🇸🇴❤️Abdullahi Yasin Buugl.. @HBuugle
1K Followers 511 Following Chairmain of Kaah political party DNG district|Member Mudan Youth Umbrella Nugaal Region|Bachelor of public administration|Ret-weet is not Endorsement.Jennifer Moore @JenniferMo1166
14 Followers 745 FollowingAbadir Haji @abadir_haji
3K Followers 2K Following Abkuu doono ha sheegto'e Wuxuun baa ehel ii ah Dad ninkaan af-aqaanee Si wax iila arkaayee Na midayso ujeeddo - Gaarriyeسوداني @sudanii12345
102 Followers 375 Followingmohamed_ Zaylici🦁 @Dhagaxjoog
653 Followers 795 Following Gunti gaab | BBB = Badd, Ban iyo Buurlayda | #AwdalFirst #Gadabuursi-elite🐪🐬🗻Mohamed Gahnug @Gahnug18Mohamed
10K Followers 1K Following Dad,Husband,Politician,Citizen. Political expert in the Horn of Africa.Anna Soto @SotoAnna96697
15 Followers 737 FollowingXOG SIDE @xog_side38938
14 Followers 229 FollowingBorama Online Marketi.. @AhmeduHazzan
376 Followers 173 FollowingSULTAN SAMAKAB @SultanSamakab
1K Followers 5K Following 🇸🇴 Born in Mogadishu 🇸🇴 Reer BUHOODLE🇸🇴 🇵🇸 SSC Reer HAGAR 🇵🇸 Unity is a mercy, and division is a punishment(messenger of Allah pbuh) 🇨🇦 🍁 🇨🇦Gaas J Keey @YonisYasin1
7K Followers 3K Following I am the chairman of the Home Africa Organization in Sweden and I am an former advisor to the Swedish Ministry of Foreign Affairs in the Horn of AfricaRidwaan Mohamed @Ramadan70530344
12K Followers 10K Following B.A honours in Politics advocating for a good governance rule of law accountability voice for the voiceless RT doesn’t mean endorsement#Wind Of Change,Somal.. @Lariabdirisaq
3K Followers 4K Following Waxa soo socdana gartaa.ich sehe was du nicht siehst . Jeg kan se, hvad du ikke kan https://t.co/pkAeVAxbP8 can’t see What i Can see.Jaambiir @EgehKhadar
2K Followers 3K Following A freelancer journalist, Security and Political Analyst in Horn Africa, particular Somaliland, Somalia, DjiboutiFarhan Maxamed @FarhanMaxamed1
27 Followers 111 FollowingAbdirahman Ahmed @Engr_Caways
148 Followers 605 Following Somali🩵 my ultimate to survive 🧗 democratic socialist ✊ 🎓BSc Mechanical enginering 🎓 Dip Islamic study self conscious,activist,political observer, ♟️🧠🗣️📚Mr. Abdillahi Aareh @AareAbdillahi
645 Followers 374 Following Former Minister of Investment and Industrial Development (MiiD), Republic of SomalilandAyman omer @Aymanom63078532
84 Followers 225 Following I am mohammed abdishakur omar. student| social worker| History fallower, fun of reading and playing soccer.Awad @Osman21205349
1K Followers 4K Following Peace activist. My lord, save me from the wrongdoing people.Fathia @fifi5426
229 Followers 223 Following Somalia has the longest national coastline (3025 km) in Africa with an estimated shelf area (depth 0–200 m) of 32 500 km2. Somalia belongs to Somali peoplesحقائق مذهلة @facts444
2.0M Followers 67 Following افكار و ابتكارات و حقائق مذهلة و معلومات غريبه قد تسمعها لأول مره " مختارات منوعة " https://t.co/qNrEXlzavdرسـالة لـم �.. @Riesalaa
349K Followers 153 Following لا يوجد هناك شيئاً حقيقياً سوى الرسائل التي يتم حذفها قبل الإرسال .... للإعلانات خاص .سعد المالكي @saad_almaleki
134K Followers 188 Following مختص في التطوير القيادي | واتشرف بك في حساباتي @leadership_1st و @pioneership و @pro_ductivity (📍للاعلان، فضلا التواصل على الخاص)الشعراوي @Alsharrwi_
239K Followers 7 Following شيخ مصري وعالم دين يعد من أشهر مفسري معاني القرآن في العصر الحديث | ليس كل ما نغرده من مقولات فضيله الشيخ.هزاع العضيل.. @hrhrhr123
7K Followers 273 Following حساب شخصي305 (عالمي) فخور بتجربتي الخارجية لخدمة ديني ومليكي ووطني &خدمة الوطن واجب وسداد دين&وِحدة. @Lonley_A9
506K Followers 0 Following من أكثر الحسابات التي تهتم بالفن والأدب في الوطن العربي || للإعلان خاص 📩كَلِمات @kalimat_888
878K Followers 3 Following الكلمات لا تؤثر فينا بشكل مؤقت ، انها تغيرنا بالكامل .! https://t.co/FvYKHep2GKقلّبي اطمُأ.. @heartt_6
1.6M Followers 30 Following - سَتجد هنا كُـل مايُطمنُ قَلبك .♥️| للإعلان خاصأقوال وحكم �.. @Laytaho
942K Followers 22 Following أعشق الاقتباسات إنه لأمر ممتع أن تجد الأفكار التي تحملها قد عبر عنها بأسلوب أكثر جمالا من أشخاص أكثر حنكة.هكر اخلاقي |.. @1_f8f
1.2M Followers 16 Following باحث وخبير تقني في منصات التواصل الاجتماعي | حلول وإستشارات تقنيه | Technology and information • للتواصل رسلني DM او واتس .إكتئاب || Depre.. @Depression_A2
925K Followers 29 Following أهرب إليّ كلما زادك الحزن || للإعلان خاصPrincesse_Amira @coeurdeprinc1
380K Followers 787 Following دائماً فكروا بقوة الله ، لا تفكروا بقوة الظروف . لا قيمه لمن لا يعرف قيمة نفسه .. قلوبنا مليئة برسائل لم تُكتب 🕊. **الخاص ممنوع🚫**Overthinking.! @Overthinking_A9
847K Followers 55 Following هذهِ الصفحهّ صديقَه لِمَن لا صديق لهُ، إذا كُنت تبحثّ عن ما يوصِف شعورَك، ستجِد نفسك هُنا . للأعلانات خاص 📩أقوال وحكم �.. @haukma
958K Followers 8 Following هنا تجد عبارات وحكم واقول عظيمة ربما تكون نقطه التحول في حياتك / للأعلان خاص.يكتب الآن... @_xin3
302K Followers 6 Following لعينيك اكتب الحُب.. | للدعاية و الاعلان تواصل خاص | حساب قصيد @7QSEDأذكارك @ii_e19
1.2M Followers 0 Following الا بذكر الله تطمئن القلوب..| فعل التنبيهات ليصلك جميع الاذكار🛎/ لإعلان والدعم خاصقواعد حياتي.. @iee11e
444K Followers 1 Following قواعد ونصائح من حكم وأقوال الفلاسفه تفيدك في حياتك اليوميه .أَدعية| مطم�.. @MH204_
348K Followers 17 Following لا تَحْزَنْ إِنَّ اللَّهَ مَعَنَا.. | للإعلان خاص .عالم كتب. @Rissslh
1.0M Followers 7 Following أَنا مَن بَدَّلَ بِالكُتبِ الصِحابا لَم أَجِد لي وافِياً إِلّا الكِتاباالشعراوي. @Alsharway
1.9M Followers 7 Following شيخ مصري وعالم دين يعد من أشهر مفسري معاني القرآن في العصر الحديث | ليس كُل ما نُغرده من مقولات فضيله الشيخ.وليم شكسبير @WimShakespeare
5.3M Followers 7 Following شاعر وكاتب مسرحي إنجليزي بارز في الأدب الإنجليزي خاصة والأدب العالمي عامة، سمي بــ"شاعر الوطنية" و"شاعر افون الملحمي" .Laila Aljabir 🎻 @Laila_Aljabir
18K Followers 2K Following بشارات السماء لا تتوقف ☔️ 🎻 لي من كُل بحرٍ قرش 🦈 🌬️ كاتبة بجريدة عكاظ زاويتي الأسبوعية كل خميس ( هدف صريح ) 🥅 🗞️ ⚽️ محللة وناقدة محايدةPablo Louis Iskandar .. @silenceOki
2K Followers 5K Following انا ايطالي مزيون وخوالي من اليونان وجماعتنا في البرتغال وقبيلتنا في اسبانيا بالطقاق لحد يصدق 🚫 خريج اخراج سنمائي مثقف بشكل ماتصورة وبنفس الوقت غبي بمزاجيد. وفاء الرش.. @WwaaffaaWafa
103K Followers 4K Following ام واخت Investor | Enabler_and_Transformational_leader | Art_lover | #YPO #EO | رائدة في الاستثمار الاجتماعي || كاتبة #عكاظ | الحساب #منقولDr. Yara Hawari د. �.. @yarahawari
164K Followers 2K Following Palestinian writer & co-director for @alshabaka. Podcast host of Rethinking Palestine & author of The Stone House (She/Her). Didn’t pay for the blue check.ديّم | ذات أ�.. @daaim_22
77K Followers 421 Following غيمةٌ يدوم مطرُها أياماً في سكون بلا رعدٍ وبرق , هكذا أتمنى وجودي هُنا ساكنٌ نافع كما الديّم ☁.Amani @Aurorraz_
18K Followers 4K Following classic Arabic poetry, graffiti ,vintage photos from the Middle East. Do not be surprised by what you read. Keep an open mind.she/her/Habibti ❤️Amhara Association of.. @AAA_Amhara
51K Followers 92 Following Informing, Organizing and Empowering Amharas in North America to stand together and support the Amhara Movement in our native land Ethiopia.Dawan TV @Dawan_tv
1K Followers 1 Following This is the official twitter account of @Dawan_tv, a television station covering latest updates in the Horn of AfricaHon. Ahmed FIQI @AhmedMoFiqi
39K Followers 661 Following This is my official Twitter account as the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia.Bashir Goth @baruud
6K Followers 827 Following A poet, journalist, professional translator, writer and first Somali blogger. Tweets are my own opinion, retweets are only for sharing but not endorsement.Prof. Ahmed Ismail Sa.. @ProfASamatar
414 Followers 15 Following The Official Twitter account Of the Chairman Hillaac Political party | professor and former dean of the Institute for Global Citizenship at Macalester College.Saylac sacadin dhul samaron 😍❤️❤️
Visit #Borama and Sa’adaddin- #Awdal, #Somalia #EidMubarak.
Mayor @AbdikarimMoge is a legend. Waa nin niyad wanaagsan. Waa jiilka la rabo in ay baddelaan duqooshinkan cuqdadda dhalinyarta ku beeray - weli Soomaalida sii kala dilaya. Maalgashigu wuxuu keenayaa dhaqaale iyo shaqo abuur. #Hargeisa, #Somalia
"Soomaalida kale na baaq baan u dirayaa. Dalkani ma aha dal ay reer Somaliland oo keliya maalgashanayaan, Soomaali oo dhan ayuu u furan yahay." Maayar Mooge
Wiilshii #AdalEmpire iyo Madaxweynihii Mustaqbalka. Waxanu nahay Udubtii Horre 🤣
Today in Brussels. People from #Awdal (…and Salal)- #Somalia protested and vows to defend their land if Abiy tried to implement the Annexation Memo he signed with the Somali traitor- @musebiihi.
Baro Deeganka waqooyiga 🇸🇴
Baro Gobolada Waqooyi Ee 🇸🇴 Gobolada Waqooyi Ee 🇸🇴 iyo Sida ay Qabiilada u Dagaan Waloow ay Meesha ka Maqan Tahay Beesha Fiqishini oo Dagan 30% dhulka Gobolada Waqooyi !
If you seriously hate the secessionist group , please drop Big love here. This is Awdal Sate ||| "District Sayla📍 #NotAnInch #Somalia
#Boqortooyo 🤴 Mohamed Case Bahabar Muuse ,waxa ka muuqata Gobanimo ,Xornimo, Xarago, Haybad,Wanaag, waxaan leeyahay Geesiyaal Guulaysta Jamuuriyadda Somaliland
The classical definition of hypocrisy. @musebiihi afkiisa iyo dhegihiisu isma maqlaan. #Somalia @awdalstate.
"Dhimasho Ninkii Diida Gunimaa Salkiisa ah" waxa La Jooga Xiligii ay Somali is Garab Istaagi Laheyd Walaalaheyn Reer #Awdal. Xalku Somalia waxuu Ku Jiraa Awdal oo La aqoonsado @AhmedMoFiqi . MAYAA #SOOMAALIDIId
L'echec du secessionisme! La république auto-proclamée génocidaire et terroriste vit ses derniers jours. L'accord de défense maritime et économique signé aujourd'hui avec la Turquie a pour but de sécuriser ls eaux territoriales . Un accord que nous🇸🇴 acceuillons avec enthousiasme
Remember this. Dadka inta badan Soomaalida kale ku xagxagta doodda raqiiska ah ee : Koonfurtaba ciidamo Itoobiyaan ah baa jooga e- maxaa loogu diidayaa in Xabashi iyo Oromo timaaddo oo badh-qaadato Awdal, kuwaas ma aha Reer Awdal. U fiirso keliya😎. #NotAnInch. #Awdal, #Somalia
Khaayinkii weli base iyo dhul baan Ethiopia siin bay kaga dhegtay. #NotAnInch. U teg adigu qotidaada. Halkan Waa dhul Soomaaliyeed. Dadkii lahaa baa ilaashanaya: #Awdal, #Somalia